Walle Maan Dambabine
Farxiya Fiska
7:04Dareenkeyga caashaqu hooy adigu ku doortee inanyahow daraada adaa ku cudhaan ahee Indhaheygu deymada marna kaama daalan hoostaa ma dalaan wey kugu il doogsadaan Adna ha igu dhiganinee howsha dabac nafteydoo daadihi daadihi daadihi jaceylka Macaan ha igu dhiganinee howsha dabac nafteydoo daadihi daadihi daadihi jaceylka Dadku wey ila yaabaan hooy anigoo dumar ahoo damaq iyo xanuun dartaa adi ku daydayaayee Waxa ii dabiibaa dawo ii ahaan karaa doodaada hadalkee soo durug macaanoow Oo ha igu dhiganinee howsha dabac nafteydoo daadihi daadihi daadihi jaceylka