Taaj Maxaal
Gulledsimba
4:26Najma Oooh hoo oooh Aah aah aaah Najmaa hmm hmmm Sida dhabiga dhool qoton taagan Dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah Sow ma tihid dhabeel igu dheegan Sida dhabiga dhool qoton taagan Dhexyar muuqa dhaayaha deeqdaa Dhisa maanka ruux dhakhtar ii ah Sow ma tihid dhabeel igu dheegan Nolol dhaxala ruux ila dhaaba Ka fikira dhankayga idhawraa Wixii dhaca xalkeeda dhameeya Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha Nolol dhaxala ruux ila dhaaba Ka fikira dhankayga idhawraa Wixii dhaca xalkeeda dhameeya Sow ma tihid ragoodhan idhaafsha Haa haaa Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman hmmm Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman (hmm hmmm) Ehee ehee ehee Ahaa haa ahaaa Ohooo ohooo hooo Aha haa haaa Hmmm hmm hmmm Aa naf ku dheer nafta u dhimanaysaa Ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa Sow matihid dhameys i dhiseesaa Naf ku dheer nafta u dhimanaysaa Ku dhex nool wadnaha udhaqaaqa Ka dhargayn kalgacal la dhidbaysa Sow matihid dhameys i dhiseesaa Dhadhan nolosha ruux udhabeeya Igu dhaarta xuma iiga dhaartaa Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa Sow matihid qudhaan la dhabilee Dhadhan nolosha ruux udhabeeya Igu dharta xuma iiga dhaartaa Qalbi dhaya naftayda dhayaysaa Sow matihid qudhaan la dhabilee Haa haaa aa Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman Iga dhaya dhibtayda dareema Igu dhaqa wanaag ila dhaada Ima dhiba jacayl I dhansiiya Dhiiriya waxa tahay dheeman