Notice: file_put_contents(): Write of 612 bytes failed with errno=28 No space left on device in /www/wwwroot/muzbon.net/system/url_helper.php on line 265
Ilkacase - Dabiib | Скачать MP3 бесплатно
Dabiib

Dabiib

Ilkacase

Альбом: Ilkacase
Длительность: 3:02
Год: 2019
Скачать MP3

Текст песни

Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay
Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday
Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay
Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay
Yaa I Mooday Horta
Ducufoow
Yaad U Doobini
Neefow
Reer Xaaji
Darbi Jiire
Reer Cismaan Xaaji
Cawsha Dabka
Dabaylaha Guuxiyo Duufaanta
Dayaxa Ifaa Nahay
Ha igu Daalin
Dudub Bahal Galeen Iyo Dugaag Baa Tahay
Yaa Durbaan Kuu Tumay
Yaa Kusoo Lug Gooyay
Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay
Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday
Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay
Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay
Waan Kuu Digay
Daba Dhilifoow
Waan Kuu Samray
Diidiinow
Is Dejji
Waad Diiday
Ku Duw Qoriga
Ku Rid Xabadaaa
Daadax
Korka Shabaqa
Cadaw Daadshe
Kala Sooce
Hadda Duuduub
Ku Rid Wabiga
Xerta Reer Milaano
Gala Bakaaraha
Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay
Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday
Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay
Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay
Maka Daayaa
Maku Daayaa
Hmmmmmmmm
Hoo Baaruud
Yaa Ku Soo Diray
Ku Dambaab Shay
Dabib Kuu Dhigay
Dhulka Kula Jaray
Dadka Qaar
Lama Daaro
Lama Doonto
Lama Dulmiyo
Dal Xoreeye
Dhulka Daadshe
Ciyaal Xamar Maxay Dheheen
Libaax Soo Noqay
Sheekhii Dhooba Wayne Baa I Dabiibay
Cadowgagii Ladagaalay La Jihaday
Gantaalada La Dulmaray Kuna Daadshay
Alla Dilaa Dhinta Huuno Qays Soo Noqay