Notice: file_put_contents(): Write of 627 bytes failed with errno=28 No space left on device in /www/wwwroot/muzbon.net/system/url_helper.php on line 265
Safwan Halac - Hablaha | Скачать MP3 бесплатно
Hablaha

Hablaha

Safwan Halac

Альбом: Hablaha Album
Длительность: 6:34
Год: 2019
Скачать MP3

Текст песни

Hablaha mid quraan anigu kahela
Hablaha mid quran u helanaho

Hanan qurux baan u hawl galayo

Hablaha

Mid quran murtida ku habaa
Hablaha mid quraan anigu kahela
Hablaha mid quran u helanaho

Hanan qurux baan u hawl galayo

Hablaha
Mid quran murtida ku habaa

Hinqada usoo hinqadaa
Hadasho markay hadasho
Markaan halacsado hasaawe macan
Hakaday hesaha ma holaday

Hinqada usoo hinqadaa
Hadasho markay hadasho
Markaan halacsado hasaawe macan
Hakaday hesaha ma holaday

Mudaan u halgamay inaan ku helo
Mudaan ku hamiyay horjogaage
Markaan ku hantiyey hanan quruxey
Howshaan kuu maray hadan kali helay

Mudaan u halgamay inaan ku helo
Mudaan ku hamiyay horjogaage
Markaan ku hantiyey hanan quruxey
Howshaan kuu maray hadan kali helay

Hanaan wacaney naftaad hanato
Hemaan badaney xiskaad u hirto
Habeen dhaladey hanka ku rabo
Xishood huwaney hil baad tahayo
Huwaneey hilbaad tahayo

Hanaan wacaney naftaad hanato
Hemaan badaney xiskaad u hirto
Habeen dhaladey hanka ku rabo
Xishood huwaney hil baad tahayo
Huwaneey hilbaad tahayo

Adigaa xiskayga adaa
Hagayo hogaaminayo
Hurdada adiga iso hormaro
Hadalkan munaan ku hadraa

Adigaa xiskayga adaa
Hagayo hogaaminayo
Hurdada adiga iso hormaro
Hadalkan munaan ku hadraa

Mudaan u halgamay inaan ku helo
Mudaan ku hamiyay horjogaage
Markaan ku hantiyey hanaan quruxey
Hawshan kuu maray hadaan kali helay

Mudaan u halgamay inaan ku helo
Mudaan ku hamiyay horjogaage
Markaan ku hantiyey hanaan quruxey
Hawshan kuu maray hadaan kali helay

Mudaan u halgamay inaan ku helo
Mudaan ku hamiyay horjogaage
Markaan ku hantiyey hanaan quruxey
Hawshan kuu maray hadaan kali helay