Malaga Dareemooyaa
Sharma Boy
4:09Hayee Sharma Boy waa legend hadalka badan daa haye Sidii dumarkii orod waxaa rabto sheeg Xasuus gal nigga maankaaga dib u celi Qofka la tirsani ma taqaanaa horta fiiri Ehee hee Isa soo adkeey waraa wazaa skoo kulahaa skoo mayeee huu Cabsi cabsi waaye wallahi Shaley waxaan joogay meel maantana meel (meel) Uma bixin nolosha mar bee noqotay jail (jail) Dadka kuli haka wada sugin jaceel (jaceel) Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel (waayeel) Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel Nolosha haku dhameenin dheel dheel Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (maalin iyo leel) Jabkaage ku farxayaan (hee) Markaa legend tahay wee kaa naxayaan Qasab bee ku tahay waxee sameenyayaan Markaa u baahato wee ku xumeenayaan Somali baan ahay (yow) Saaxiib bahdil waan iskala weenahay (hey) Fanskeega waxaan dhahay waan isku leenahay Ilmo cuquboh (yo) Adoo kale waa kuwaa isku huboh Waxaa tahay fadlan lacag ku shuboh Ayee ku tuboh (ku tuboh) Wajiga duuboh naayaa dhuuboh (dhuubo) Waan dilayaa car yaa duugo (duugo) Meedkiisa ku fugaa curuboo (gow) Isdaji mandhoow (maandhow) Waa kan rambow (rambow) Magaalka bandow (bandow) Magafe danbow (danbow) Geedi shaambow (shambow) Macafiyo canbow (cambow) Ma cuno hamboow (hambo) Yaamboow Hehee Isdaji meedka ma sawo (waraa) Hada magaalka ka naso (aahey) Ani caruurta ma dhiso (boolo) Waa la fahmaa si kasto u labiso Isdaji meedka ma sawo (waraa) Hada magaalka ka naso boolo (aahey) Ani caruurta ma dhiso (aahey) Waa la fahmaa si kasto u labiso Shalay galab waxaa joogte gadaashey (gadashey) Yaa kaa soo waalay walashey (walashey) Iishida xabaani jawiga marxabaani Walalkeyga taani kulahaa wallee kan waa mucjiso rabaani You know am different been kuma faanii Sharma ka sharma mayee caruurta waanii (waani) Jawi ka jawi hada muran uma baahni (uma baahni) Waxbo uma jeedo (hee) Waxee iga dharjiyeen geedo geedo (awoo) Kaalay bajaqey ha baqinee feedo (saas waaye) Lug ma aha body muruq iyo seedo (ehe) Waqtigaaga ha lumin Saxibadaa xun marna hala kulmin Sax iyo qalad midna ha ku murmin Xaasid baa jira iska dhigo mu'min (mu'min) Qosol beena weeye ha ku qaldoomin Marba guriyaa Muqdisho ka seexataa (aa) Biilkaaga anaga naga saxataa (aa) Ceeb ma aha waa shaqeesataa (shaqeesataa) Laakiin maantey ku heesataa Dhaqso waa inaad dirac soo gashataa (gashataa) Big mama dhexdana ma xirataa (xirataa) She is qatar taalagadee gadaa (gadaa) Haye maantana maxaa noo wadaa (noo wadaa) Hadee baratay xashiishka daa ba daa (daa ba daa) Waa maskiin sharma karbaash ka daa (ka daa) Nigga wuxuu dhahay caruurtaan igu daa (igu daa) Rapkaan waxaa qorayaa anoo hurda (hurdaa) Hadaan soo koco suuqa amuu gubtaa (gubtaa) Ka qabo cunuga miruu ku duubtaa Sinta kuuma qaato maarta lugtaa Real waryaa lama rabo bugtaa Gobta gobta gobtaa hee gobtaa Ubaneeya waa kan libaaxa goobtaa Isku Xishoo (hee) Waa aniga saaxiib xidiga muqdisho (awoo) Waxaan ku tusaa Mhh aaa mhh aaa inaa kaa keeno Furumaha qaar doqon lama fiirshoo Ituug marka hore kadib wajiga badalo Adaa iga tuugi jiray shalay ani talo Mana cafiyo midka afka ila galo Madfaceega kuu ku dhaco walee maba dhalo Balan weeye inaan madaxa idin ka galo (ahaa) Ciida hoos galo calankeega cirka lalo Gacmaha isku laab (haye) Cag mawa cuno ila dheel fara laab Isku noqo my nigga adi lee isla yaab (ehehehee) Waji xuux waaxid Shaley waxaan joogay meel maantana meel (meel) Uma bixin nolosha mar bee noqotay jail (jail) Dadka kuli haka wada sugin jaceel (jaceel) Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel (waayeel) Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel (saan yeel) Nolosha haku dhameenin dheel dheel (aha caga dhigo) Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (caga dhigo bro caga dhigo) Isiiya leertaa (hee) Kuligooda isku keena caruurtaa (caruurtaa) Ima gaartaan soo guurguurtaa (soo guurguurtaa) Ciil dartii qaniin faruurtaa (faruurtaa) Xamar waan ku koray saxiib maya moortaa (maya moortaa) Adoo shidin aa shiday ani hortaa (ani hortaa) Meeshaan joogana maantana ma aragtaa (ma aragtaa) Ma heelisid laakiin saan waa rabtaa (waa rabtaa) Noocaga waxaan ugu wacaa fartaa (fartaa) Nacalka ma aqaan adiyo habartaa Bartaa bartaa wiilka qabato vartaa (vartaa) Maxaa kugu dhacay yareey inkaartaa (yaree ikaartaa) Ha is liidin adi iyo tabartaa (tabarataa) Kan anuu hoostey ka qaraabtaa (hoostey ka qaraabtaa) Miyaad hadashaa mise waad raaptaa (mise waa raaptaa) hey Wuxu futo jilcanaa (ehe) Celsha ilmahaan ama waa fara xumeenaa Balan waaye raapkaan idin xumeenaa Iska dhaaf saan iyo waan u maleenaa Socdaala idin ka fiican cuz wuu haleenaa Waa qaboojinaa marna waa kululeenaa Africa saaxiib 1 ka galeenaa Dadka qaarkood waan bahdilnaa (mhh) Waa ku diginaa (haye) Waa burinaa (huh) Magaalada anagaa gilgilnaa Waa daminaa (hee) Waa shidnaa Af soomalina waan heenaa Gabdhahaan maan u daaheenaa (u daaheenaa) Filin cabsi lee u daareenaa (daareenaa) ay Mood baa ku jiraa ha i qasin Waa fahmaa waxbo ha u labisin Ciyaal weedo ha igu soo dhisin (hee) Ilmahaan cesho yaanan kaa sawin (hehehe) Waraa adiga joog maa kaawa la ahay Bro caan waa tahaye caadi iska dhig ok Hadii kale meedka baxsaday kaa dhigaa Xabag camal waa ku guraa Waa ku soo gura geedaa kaa soo guraa Waraa boqol sano hadiiyo kadib kasoo fikir karbaashka Kadib inoo tahay yow Familkiina dhan iskugu taga Soo jawaaba