Notice: file_put_contents(): Write of 628 bytes failed with errno=28 No space left on device in /www/wwwroot/muzbon.net/system/url_helper.php on line 265
Yurub Geenyo - Booqasho | Скачать MP3 бесплатно
Booqasho

Booqasho

Yurub Geenyo

Альбом: Yurub Geenyo
Длительность: 8:33
Год: 2019
Скачать MP3

Текст песни

Booqashiyo salaan
Barashaa xigteee
Inagoo badqabaa
Jaceylkaa bilownayeee
Booqashiyo salaan
Barashaa xigteee
Inagoo badqabaa
Jaceylkaa bilownayeee
Barigii sidaan balan kuula galayee
Ha iska daabilee
Waagi baryee isbariid inaba kuu beerayaa
Kuu beerayaa sii badanayaa
Kuu beerayaa sii badanayaa
Baxsanoow hadaan bidhaantaada arag
Waan bukoonayaa bastey noqonayaa
Waan bukoonayaa bastey noqonayaa
Barigii sidaan balan kuula galay
Ha iska daabilee
Waagi baryee isbariid inaba kuu beerayaa
Kuu beerayaa sii badanayaa
Kuu beerayaa sii badanayaa
Baxsanoow hadaan bidhaantaada arag
Waan bukoonayaa bastey noqonayaa
Waan bukoonayaa bastey noqonayaa

Bilicdaada yurubey waa ii bogsiimo waa ii badbaadee
Xaasid iyo baalayada illahow na baal mari
Xaasid iyo baalayada illahow na baal mari
Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari

Axdi buuxsamoo
Burji iyo nasiib
Malahaa ka galay
Lama damac dhigee
Axdi buuxsamoo
Burji iyo nasiib
Malahaa ka galay
Lama damac dhigee
Qurux loo bogoo bari iyo galbeeed
La boogadiyaaa
Farxadiyaa dhigtaan kuu boholayoo faradii kalgacal
Faradii kalgacal ku bariisaneee
Faradii kalgacal ku bariisaneee
Ubax soo baxoo baal dilaacsadaa
Udugiisa badan bar ku siinayaa
Udugiisa badan bar ku siinayaa
Qurux loo bogoo bari iyo galbeeed
La boogadiyaaa
Farxadiyaa dhigtaan kuu boholayoo faradii kalgacal
Faradii kalgacal ku bariisaneee
Faradii kalgacal ku bariisaneee
Ubax soo baxoo baal dilaacsadaa
Udugiisa badan bar ku siinayaa
Udugiisa badan bar ku siinayaa

Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari
Bilicdaada yurubey waa ii bogsiimo waa ii badbaadee
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari
Bilicdaada daa uus waa ii bogsiimo waa ii badnadee
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari

Bilicdaada (yurubeey) daa uus waa ii bogsiimo waa ii badbaadee
Xaasid iyo baalayada eebow na baal mari