Iska Iloow
Ilkacase Qays
3:54Xassan kaffi In the house Iga daa ciyaarta Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga iskiifo Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga iskiifo Boqorka banaanka jiifo dabka kula xiimaan ahay Ratiga barqabka ee hasha dhacsani baan ahay Wiilka mawlaca shitee buula rig dagan nahay Baynadiisa dhaxda dhexda kalulan baan ahay Bidhaantiisa lola jeedo gobolka banaadir Xasan kaafi muxuu yiri buufi cayayaanka Babi babi babi babi nacalaa sheydaan kuyale Iga baro dadka is daji waryaaiskiiifoo (ku rid) Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga Iskiifo Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga iskiifo Ceelkii bulaale gol hor weyn baan ka shube Xafadeedii barmuuda arbi dheer baan ka ride Baardheere wabiga saar baan ku xidhee Baladkii goldogob bodka dhaantaan ku tumay Bartamaha cali yaale shirin baan ku dheele Boqoradii qardho dhowr beri la jooge Belistii hargeysa jawidagan la qaatee Hoo basbaaska bul dheh waryaa iskiifo (ku rid) Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga Iskiifo Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga iskiifo Ninka buuga xaday xagee buu ku yeerin Barxada iskeen been been dhamaatay Aaway bulshadeydi dawasha wacan (ku rid) Baaburka xamulkan dusha kaa marin Jaran jaro camal kugu socon boolo Shacabka Beirut qeylodhaan udirso Boqorka raabka waa ikan Barasho wacan Buuga dhulka dhig dib udag kurid iskiifo (ku rrrid) Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga Iskiifo Bood booda ama buuqa Ima gaadhaan Bada jirteen soo rucleesen Ima gaadhaan Ama biiba baalal yeesha Ima gaadhaan Calankeega waa buluuga iskiifo Waraa jeerikoow Lamo lamo usoodaa lamo lamo hehee (ku rid)